DAAWO: Mowjado Taageerayaal Ah Oo KULMIYE Kaga Soo Biiray Afar Degmo Oo Caan Ah

Burco (Dhamays) – Munaasibad balaadhan oo Lagu soo dhaweynayey tagerayaal kazoo jeeda deganada balidhiig, dhoqoshay, beer iyo xagal oo cududooda tageeranimo la barbar istaagay xisbiga talada dalka haya ee kulmiye ayaa ka qabsoontay hotel nasteexo ee magalada burco.

Odayaal, madax dhaqameed, siyaasiyiin iyo masuuliyiinta xisbul xaakimka kulmiye ayaa dhamantoodba kusoo dhaweyey gacmo furan tageerayashani kusoo biray xisbul xaakimka kulmiye.

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: