Daawo: “Inqilaab Ansixin Uma Baahna..” Xildhibaan Axmed Dirir.

Hargeysa (Dhamays) – Xildhibaan Axmed Dirir Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Xaaladda deg-degga ah ee lagu Gobolka Sanaag, ka dib markii lagu dilay laba Sarkaal oo ka mid ahaa Ciidamamda Asluubta iyo Booliska.

Xildhibaan Axmed Dirir oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa inqilaab ku sheegay Xaaladda deg-degga ah ee lagu rogay degmooyinka Gar-adag, Ceel Af-weyn iyo Ceerigaabo, waxaanu sheegay in aanu inqilaab u baahnayn in Goleyaasha laga ansixiyo.

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

 

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: