DAAWO: Huteel Loogu Magac-daray ‘Raxmad Iyo Rays’ Oo Laga Furay Caasimadda Hargeysa

Hargeysa (Dhamays) – Waxa Magaalada Hargeysa Maanta laga furay Huteel Cusub oo Cunto, kaasi oo ka mid noqon doona Huteelladii horeba ugu yaallay Caasimadda Somaliland.

Huteelkan oo Magaciisu yahay ‘Raxmad iyo Rays’, ayaa waxa Xaafadda Jigjiga yar ee Magaalada Hargeysa ka furay Muwaadin reer Somaliland ah, waxaanu Munaasibaddii Furitaanka uu Huteelka ku marti-qaaday Dad badan oo ka mid ah Qaybaha Bulshada ku dhaqan Caasimadda Hargeysa.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: