Daawo: “Ciidamada Amaanku Waa Inay Qabtaan, Qofka Isa Soo Qaawiyey ee Doonaaya Inuu Caanku Noqdo Cayda Madaxweynaha” Samsam Maxamed Cige

????????????????????????????

Hargeysa (Dhamays)- Marwo, Samsam Maxamed Cige (Samsam-Bidaaro) oo hore uga tirsanaan Jirtay Xukuumadii Daahir Riyaale ayaa Digniin u Dirtay Faadumo Siciid, isla markaana sheegtay inaanay Faadumo siciid ku hadli karin afka hablaha Saaxil, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: