Buubaa Oo Caddeeyay Sababta Kornayl Caarre U Jabhadaynayo

Hargeysa (Dhamays) – Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Kornayl ka mid ahaa Ciidammada Qaranka Somaliland oo dhawaan sheegay inuu ka goostay Ciidammada isla-markaana uu samaysanayo Jabhad lid ku ah Somaliland.

Siyaasi Buubaa oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Kornayl Caarre sababta uu u goostay inay tahay in la gacan-bidixeeyay Isaga iyo Beeshiisaba, sidaasi darteed ay doonayaan tiro iyo tayadii ay ahayd inay Ciidanka ku yeeshaan aanay jirin, taasina tahay sababta buu yidhi keentay inay Ciidanka ka baxaan.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: