Daawo Agaasimaha Maamulka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland oo Wasaarada ku Soo Dhaweeyay Waftigii Isku Dhafnaa ee k socday Qoomiyada Oromada Itooobiya

Hargaysa (Dhamys): Agaasimaha Maamulka ee wasaarada arimaha Gudaha Somaliland maxamed Cismaan Dube ayaa barxada Hore ee Wasaarada ku Qaabilay Wafti ka kooban Oday Dhaqameed iyo Ganacsato oo ka socda Dalka itoobiya Khaasatan Qoomiyada Oromada oo Somaliland Booqosho ku yimi

HALKAN KA daawo Warkaasi.

Mustafe Axmed Herer

Hargaysa/Somaliland

Dhamays/office 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: