DAAWO: Abwaan Laab-saalax Oo Ka Hadlay Sicir-bararka Ka Taagan Somaliland

Hargeysa (Dhamays) – Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa ka hadlay Aafada Sicir-bararka Dollarka oo Bilihii u dambeeyay dhibaato weyn u horseedday Dadka Danyarta ah ee ku dhaqan Somaliland.

Abwaan Laab-saalax wuxuu sheegay in Qiimo dhaca Shilinka Somaliland iyo Kor u kaca Dollarka ay sabab u yihiin Ganacsatada Somaliland.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: