Hargeysa (Dhamays) – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij ku saabsan Aataarta Qaddiimka ee Deegaanka Dhagax-kuure oo 30KM dhanja Waqooyi-galbeed ka xiga Magaalada Hargeysa.
Aataarta Qaddiimka ee Deegaanka Dhagax-kuure ayaa Buuro u eg Guryo ay geli jireen Dad ka hor boqollaal Sannadood, waxaana Gidaarrada Godadka Buuraha ka hooseeya laga arki karaa Sawirro loo malayn karo inay yihiin Xoolihii ay Dhaqan-jireen Dadkaasi.
Barnaamijkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo
Dhamaysnews.com/Hargeisa Office