“C/raxmaan Cirro, Musharaxnimadiisu Sharci Maaha Dadkii La Soo Shaqeeyayna Sidii……” Eng, Faysal Cali Waraabe + Video

faysal-caliHargeysa (DMG)- Guddomiyaha Xisbiga Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe Ayaa Sheegay In Musharaxnimada Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ay Tahay Mid Sharciga Baalmarsan, “Cabdiraxmaan Ciro Musharaxnimadiisu Sharci Maaha, Dadkii La Soo Shaqeeyeyna Sidii Iska Rogada Ayuu Daadiyey, Faah-faahinta Warkaasi Halkan HooseKa Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: