Ciidamadda Ilaalada Xeebta Galbeed ee Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Kaluumaysato Ajaanib Ah.

Saylac (Dhamays)- Qaar kamida Ciidanka Ilaalada Xeebaha galbeed ee Somaliland ayaa Gacanta ku Soo dhigay Kaluumaysato u dhashay Dalka Yeman oo Si Sharci Daro ah uga kaluumaysanaayay Badda Somaliland, Faah-faahinta warkaasi Halkan hooseka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: