WARAR

ITOOBIYA: Jabhadaha Soomaalida Iyo Oromada Oo Liiska Argagixisada Laga Saarayo

Addis Ababa (Dhamays) – Golaha Xukuumadda Itoobiya ee uu hoggaamiyo Raysal-wasaare Abiye Ahmed ayaa u soo jeediyay baarlamanka dalkaasi in liiska argagixisada laga saaro ilaa saddex ururro mucaarad oo ka jira dalkaasi. Kooxaha kala ah, Oromo Liberation Front (OLF), Ogaden National Liberation Front (ONLF) iyo Ginbot 7, ayaa mid walba oo ka mid ah waxa uu dalkaasi ka waday halgan ...

Read More »

Madaxweynaha Oo Tacsi U Diray Ehelada Marxuum Hargeysa Lagu Aasay

Hargeysa (Dhamays) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Dhambaal Tacsi ah u diray Ehelada Marxuum ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Alle ha u naxariistee Marxuum Aadan Xaashi Cilmi ku sifeeyay Oday Qaran oo ka baxay Shacabka Somaliland, waxaanu Geeridiisa ka tacsiyadeeyay Shacabka Somaliland, gaar ahaan Qoyska reer Xaashi Cilmi. Dhambaalka Tacsida ah ee Madaxweynaha oo soo gaadhay Dhamaysnews.com, ...

Read More »

SAWIRRO: SAYLICI Oo Ka Qayb-galay Shir Lagu Gorfaynayo Horumarinta Ganacsiga Ka Dhexeeya Dawladda iyo Shacabka

Hargeysa (Dhamays) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdriraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweyne Ballaadhan oo lagu gorfanayo  sidii loo horumarin lahaa, loona hirgelin lahaa ganacsiyo ay wada leeyihiin xukuumadda iyo shacabku,  kaas oo lagu qabtay caasimadda Hargeysa maanta. Shirkan oo ujeeddadiisu ahayd sidii  loo hirgelin lahaa, loogana midho-dhalin lahaa ganacsiyada ay wada abuuraan xukuumadda iyo shacabku, ayaa waxa  soo qaban-qaabisay wasaaradda Ganacsiga, ...

Read More »

Somaliland:Imtixaanka Shahaadiga ah Dugsiyada Sare iyo Hose Dhexe oo si Rasmiya saaka u bilaamay+Tirada Ardayda

Hargaysa(Dhamays): Guud ahaanba gobolada Somaliland waxaa saaka si rasmiya uga bilaabmay imtaxaanaadka shahaadiga ah ee fasalada 4aad ee dugsiyada sare iyo fasalada 8aad ee dugsiyada hoose dhexe. Tirade imtaxaanaadka saaka ufadhiisanayasa ayaa dhan 9931 arday oo ufadhiisanaya fasalka afraad ee dugsiga sare, halka fasalka sideedaad ee dugsiga dhexena ay ufadhiisanayaan 18256 arday. Guud ahaan goobaha imtaxaanaadku ka furmayaan ayaa dhan ...

Read More »

Jabhadda ONLF Maxay Ka Tidhi Shidaalka Laga Helay Kililka Soomaalida Itoobiya ?

Itoobiya (Dhamays) – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa sheegtay markii ugu horeysay in ay bilaabeyso sidii shidaal looga saari lahaa dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Shirkadda Poly-GCL ee xarunteedu tahay dalka Shiinaha ayaa bilowgii sanadkii hore waxa ay ka bilowday sahaminta saliidda iyo weliba horumarinta gobolka ay Soomaalidu degto ee dalka Itoobiya. Keydka shidaalka ee ku jira ceelasha laga helay saliidda ee ...

Read More »

Madax-dhaqameed Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Shir Uga Socday Hargeysa

Hargeysa (Dhamays) – Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Burco, ayaa Go’aamo ka soo saaray Shir Maalmihii u Dambeeyay uga socday Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Madax-dhaqanka ee Beesha Bariga Burco, ayaa Go’aamada ay soo saareen kaga hadlay dagaalka Somaliland kula jirto Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyo Dagaal  Beeleedka dhowrka jeer ka dhacay degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag. Warkaasi oo Muuqaal ah halkan ...

Read More »

SAYLICI Oo Xadhigga Ka Jaray Cisbitaal Casri Ah Oo Dr. Gaboose Ka Hirgeliyey Hargeysa + Sawirro

Hargeysa (Dhamays) – Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ka mid ah Dhakhaatiirta waaweyn ee reer Somaliland, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka Daah-furay Cisbitaal Magaciisu yahay [HAL-DOOR’ kaasi oo uu sheegay inuu dabooli doono baahiyihii Caafimaad ee Dadka Soomaalidu u tagi jireen Dalalka Shisheeye. Munaasibad ballaadhan oo loo qabtay Cisbitaalka Hal-door oo uu Xadhigga ka jaray Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan ...

Read More »

IGAD Oo Caydhisay General Itoobiyaan Ah Oo Caan Ka Ah Soomaaliya

Muqdisho (Dhamays) – Urur gobolleedka IGAD ayaa shaqada ka eryey kornayl Gabrezabher Alemsged oo Soomaalidu u taqaanno Jeneraal Gabre. Warqad ka soo baxday xafiiska xoghayaha fulinta ee IGAD, Eng Maxbuub Macallim ayaa si rasmi ah maanta lagaga joojiyey jeneraal Gabre shaqadiisii ahayd la-taliyaha sare ee arrimaha siyaasadda ee xoghayaha fulinta ee urur-goboleedka IGAD. Warqaddaas waxaa BBC soo gaadhsiiyey xubno ka ...

Read More »

Somaliland Oo Xusaysa 58 Guurada Ka Soo Wareegtay Xilligay Ka Xorrowday Ingiriiska Iyo Madaxweynaha Oo Ka Hadlay

Hargeysa (Dhamays) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey sanad-guurada 58-aad ee kasoo wareegtay 58 Guurada ka soo wareegtay xilligii Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Mustacmaraddii Ingiriiska, taasi oo ku beegnayd 26 June/1960-kii. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta xafiiskiisa ka hadlay, ayaa guud ahaanba shacabka reer Somaliland ku bogaadiyey sanad-guurada 58-aad ee kasoo ...

Read More »