WARAR

DAWLADDA TURKIGA OO SHEEGTAY INAY MADAXWEYNE BIIXI KA WADA HADLEEN WADA HADALADA SOMALILAND IYO SOOMAALIYA

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya danjire Mehmet Yilmaz, oo dhawaan socdaal ku yimid caasimadda Somaliland ee Hargeysa Dhamaysnews Hargeysa (Dhamays) -Dawladda Turkiga ayaa sheegtay inay wada hadal midho dhalay ka yeesheen Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, doorka Turkiga ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya danjire Mehmet Yilmaz, oo dhawaan socdaal ku yimid caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa ...

Read More »

Xukuumada Somaliland oo Beenisay Warar Warbaahinta Lagu Baahiyay

Wax Safiira oo la inoo soo magacaabay oo aanu ognahay Hargeysa (Dhamays)- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, oo Geeska Afrika waraysi siiyay ayaa beeniyay inay dawladda Ingiriisku Somaliland weydiisatay saldhig milatari. Wasiir Faratoon oo ugu horayn ka jawaabaya waxa ka jira wararka sheegaya in Ingiriisku doonayo inuu saldhig milatari ka samaysto Somaliland, ayaa  yidhi  “Saldhig Milatari oo ...

Read More »

Dowladda Ingiriiska oo Faahfaahisay Arrimaha ay ka Wadahadleen Wasiirkooda Difaaca iyo Madaxweynaha Somaliland

Eng. Ciise Axmed Yuusuf (Xawar)

Nuxurka qoraal ka soo baxay Wasaaradda Difaaca UK + farriin uu soo saaray Wasiirka Difaaca Ingiriiska iyo faahfaahintii ay Somaliland bixisay. Hargeysa (Dhamays) – Dowladda Ingiriiska, ayaa si rasmi ah uga hadashay safarkii Wasiirka Difaaca UK iyo weftiga uu hoggaaminayo ku yimaadeen dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo waxyaabaha lagaga wadahadleen kulankii uu la qaatay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Qoraal ka soo ...

Read More »

Wasiirka Beeraha oo Gudi Hoosaadka Joogtadaa Ee G Guurtida Warbixin Siiyay

Somaaliland Oo Guulo Ka Gaadhay Horumarinta Beeraha Hargaysa(Dhamays): Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaaliland Mudane Axmed Muumin Seed Ayaa Maanta Gudida Joogtada ah Ee Golaha Guurtida Uga Warbixiyey Mashruucyada Horumarinta Dalka Ka Socda Wasiirka Ayaa Tilmaamay In Sanadkan Ay inoo Soo Go’een Caleen iyo Calaf Tiro Badan Oo Qaranku Ku Faani Karo Oo Dad iyo Xoola-ba Anfaci Doona Sidoo Kale-na ay ...

Read More »

Gudida Difaaca iyo Arimaha Gudaha G Guurtida oo kulan la Qaatay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Somaliland

Hargaysa(Dhamays); Gudi Hoosaadka Arimaha gudaha iyo Difaaca ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Somaliland. Guddoomiyaha guddi Hoosaadka Arimaha gudaha iyo Difaaca ee Golaha Guurtida Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan oo kulan kaasi ka dib warbaahinta la hadlay ayaa waxa in sheegay in Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Saaraakiil kulankaasi ku wahelinaysay ay ka ...

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Xarunta Madaxtooyada ku marti-qaaday madax-dhaqameedka, hal-doorka, waxgaradka iyo siyaasiyiinta Beelaha Garxajis

Hargeysa (Dhamays News) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in bulshada ka soo jeeda Beelaha Garxajis ay yihiin laf-dhabarta difaaca qaranka Somaliland, isla markaana yihiin beel aan lagu aqoon dudmo iyo cadho ka farxisa cadawga dalka.Madaxweyne Muuse Biixi oo hadal dhinacyo badan taabanaya ka jeediyey kulan hadhimo-sharafeed ah oo uu qasriga Madaxtooyada ugu sameeyey Salaadiinta, Cuqaasha, ...

Read More »

Muwaadiniintii Ugu Tirada Badnaa oo Banka Soo Dhigay Boqolaal Baloodh oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Xoog kaga Qaaday + Digniin ay Direen

Hargeysa(Dhamays):- Soddon Muwaaddin oo reer Somaliland ah, ayaa cabasho ka muujiyey Dhul ay lahaayeen oo ay sheegeen inay dawladdu si badheedh ah uga qaadday. Dhulkaas ayey sheegeen Xubnahani inay maalgeliyaan oo ay Dugsiyo waxbarasho, Cusbitaallo caafimaad iyo Wershado, balse loo sheegay in Madaxtooyo laga dhisayo. BREAKINGNEWS Qoraal ay ku saxeexan yihiin Xubnaha Guddiga Mulkiilayaashaas oo dalka gudisiisa iyo waddamada dibeddaba ...

Read More »

Madaxweyne Biixi Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay 23 Suldaan Iyo 40 Chief Caaqil Oo Beesha GAR-XAJIS Ah

Hargeysa (Dhamays) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa hadhimo-sharafeed ku maamuusay salaadiinta, Cuqaasha, waxgaradka, haldoorka iyo siyaasiyiinta Somaliland qaar ka mida. Madasha hadhimada ah oo maanta  lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada, isla markaana ay ujeeddadeedu daaranayd sidii madaxweynaha iyo qoorweynta beeshani isku xog-waraysanayeen ayaa waxa ...

Read More »