WARAR

Home Wararka Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Afraad la doortay iyo Sida Codadka loo kala helay 12936731

Doorashadii shalay ka dhacday Jabuuti ayaa lagu dhawaaqay iyadoo uu markii Afraad oo xidhiidha ku guulaystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana Codadka loo kala helay Sidan Jabuuti (Warsugannews)Musharixiintii Tartamaysay 1- Cumar Cilmi Khayre 7.32% 2- Maxamed Dauud Shixin 2.28% 3- Maxamed Muuse Cali 1.53% 4- Xasan Idiris Axmed 1.39% 5- Jamac C.raxman Jamac 0.79% 6- Ismaciil Cumar Geele 86.68% Madaxwayne ...

Read More »

WASIIR XASAN DAAHIR DHINBIIL OO NOQDAY MASUULKII UGU HOREYEY EE XUKUMADA REER AWDAL UGU JIRA OO GURMAD LIXAADLEH KA GAYSTA DADKA ABAARUHU SAAMEEYEEN EE G.AWDAL

Wasiir Xasan Daahir Dhinbiil Oo Noqday Masuulkii Ugu Horeyey Ee Xukumada Reer Awdal Ugu Jira Oo Gurmad Lixaadleh Ka Gaysta Dadka abaaruhu Saameeyeen Ee G.Awdal. Boorama(Warsugannews)Wasiir Ku Xigeenka Waasarada Caafimaad Somaliland Xasan Daahir Dhinbiil ayaa noqday masuulkii ugu horeyey ee Reer Awdal Xukumada Axmed siilaanyo Ugu Jira gacan lixaadleh ka gaystay sidii uu samato bixin lahaa dadka abaarta ba’an ku ...

Read More »

MARXUUM DR. CABDI AW DAAHIR ILAHAY HA U NAXARIISTO, WAXA UU AHAA NIN KU WAYN QARANKAN, WAXA UU AHAA NIN HAL -ABUUR LEH, WUXUU AHAA NIN HAL ADAYG LEH, WUXUU AHAA NIN HAYAL SAN

Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka qayb galay aas Qaran oo maanta magaalada Burco loogu sameeyey Marxuun Cabdi Aw Daahir. Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa Marxuum Cadbi Aw Daahir ku tilmaamay inuu ahaa siyaasi culus iyo masuul hal abuur iyo karti leh, waxaanu ALLE ugu baryey inuu naxariistii jano ka waraabiyo, Umadda reer Somaliland ee uu ka ...

Read More »

MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA DALKA MASAR U QAABILSAN SOMALILAND IYO SOOMAALIYA +SAWIRO

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Safiirka Dalka Masar u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Hargeysa(Warsugannews)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo ka socday Dalka Masar, hogaaminaayeyna Amb Walid Maxamed Ismaaciil, oo booqasho ku joogay dalka maalmahanba Kulanka waxa Madaxweynaha ku wehelinayey Wasiirka Arrimaha Dibeda Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Ganacsiga iyo ...

Read More »

DHALINYARADA KU DHAQAN CAASIMADA HARGEYSA OO DOOR SHARIIF AH KA QAATAY GARGAARKA LOOGU GURMANAYO DADKU ABAARTU SAAMAYSAY ISLA MARKAANA $10.490 IYO 5000SLSH

Dhalinyarada Ku dhaqan Caasimada Hargeysa oo Door shariif ah ka qaatay gargaarka loogu gurmanayo Dadku Abaartu Saamaysay isla markaana $10.490 iyo 5000slsh “Tobon kun Afar Boqol iyo Sagaashan Doolar iyo Shan Kun oo Sl Sh” ku wareejiyey Guddida Heer Qaran ee Taakulaynta Abaaraha Hargeysa(Warsugannews)Kulankan oo ka qabsoomay xarunta rugta ganacsiga ee Caasimada Hargeysa ayey ujeedadiisu ahayd sidii qaadhaan lacageed oo ...

Read More »

MADAXWEYNAHA OO KULAN CASHO SHARAF AH U SAMEEYEY XUBNIHII SOOMAALIYA KA SOCDAY EE GURMADKA ABAARAHA U SIDAY DEEQDA MUCAAWIMADA AH +SAWIRO

Madaxweynaha oo kulan Casho Sharaf ah u sameeyey Xubnihii Soomaaliya ka socday ee Gurmadka Abaaraha u siday deeqda mucaawimada ah WAR-SAXAAFADEED:Taariikh: 06/04/2016 Hargeysa(Warsugannews)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa caawa casho sharaf u sameeyey weftigii soomaaliya ee ka soo qaybgalay gurmadka abaaraha ka jira dalkeena Somaliland. Weftigaas oo ka koobna 12 xubnood oo isugu jira salaadiin, culimo awdiin, ganacsato, ...

Read More »

GUDDOOMIYAHA XISBAL-XAAKIMKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND EE KULMIYE OO TACSI U DIRAY

Xisbiga KULMIYE: Xisbiga Midnimada Iyo Horumarka JSL, April 6th, 2016 Ujeeddo: Tacsi Hargeysa(Warsugannews) Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Somaliland geerida ku timi Wasiirkii hore ...

Read More »

ABAARUHUMA INOOHORSEEDIDOONAANHORUMARKAIYOISKU-DUUBNIDABULSHADA? QALINKIIMUSTAFE ADAM

AbaaruhuMa InooHorseediDoonaanHorumarkaiyoIsku-duubnidaBulshada? QalinkiiMustafe Adam Kibaaro@gmail.com Waxaaynukawadadharagsanahaywararkadhiiladaleheeinagasoogaadhayagobolada, degmooyinkaiyoguudahaandeegaanadadalka, ha ugubadnaadaanjiidahaxeebtagoboladaSalal, AwdaliyoGabiley. Markalagareeboabaarihiihoreooaansheekoahaanuunkuhayo, abaartaniwaxa ay noqonaysaaabaartiiuguhoraysayeeaangoob-joog u ahaaoowalibaaanindhaygakuarkay dadiyoduunyo ay saamaysay, waana wax Illaahay (SWC)lagamagan-galomarkaaadaragtoraadkaxun ay kuyeelataydadka, xoolahaiyodeegaankaba.Sida ay caddeeyeenduqaydaiyowaayeelkasoogaadhayabaarihiihoreeedalkakadhacay, “Waa abaartiiuguhoraysayee la wadawaayo BAAD iyo BIYOBA”. “Abaartanihaddii ay lababiloodoodanbesiisocoto, OoIllaahay (SWC) shubiwaayoraxmaadkiisa, waxadhicidoonta in dadka ay saamaysaymaydadkoodacagaflaguaasidoono,” Mid ka mid ah GuddigaabaarahaooIndhihiisakusooarkay dad iyoxoolodhimanaya. XasanDaahir ‘Weedhsame,’ oo ah abwaandhallinyaro ah ooAlle ...

Read More »