WARAR

Sheekh Aadan-Siira Oo Sheegay Inaan Bulshadu Dhaqaale Ahaan Awood U Lahayn Beddelaadda Taarikada Gaadiidka + Daawo

Hargeysa (Dhamays) –  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siira), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta si adag ugaga hadlay Taariikada Gaadiidka oo dhawaan Xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday in la beddelayo. Sheekh Aadan waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay xidhiidhka Ummadda Muslimka iyo Hoggaankoodu yeelanayaan, si loogu midoobo horumarinta danaha Guud, waxaanu yidhi “Waxaynu si kooban uga hadlaynaa ilaaqaadka u ...

Read More »

Soomaaliya: Wasiirka Tamarta Iyo Macdanta Ee Hir-shabeele Oo Maanta Soo Gebogabeeyay Tababbar Wasaaraddiisu Qabatay

Beledweyne (Dhamays) – Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Hir-shabeele Axmed Muuse Xuseen, ayaa Maanta soo xidhay Tababbar ku saabsanaa Fayo-dhowrka Biyaha, kaasi oo Xarunta Wasaaradda loogu qabtay 20 xubnood oo ka mid ah Hawl-wadeennada Wasaaradda. Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Axmed Muuse Xuseen oo Gebogabadii Tababbarkaasi ka hadlay, ayaa sheegay in tababbarkani aanu noqon doonin kii ugu dambeeyay ...

Read More »

“Inta Madaxweyne Muuse Xilka Hayo, Dadka Innaga Dhintay Way Ka Badan Yihiin 160…” Xisbiga WADDANI

Hargeysa (Dhamays) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in inta uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi xilka hayo ay bateen khilaafaadka kala duwan ee Dalka ka dhaca isla-markaana muddadaa ay siyaabo kala duwan u geeriyooyeen Dad ka badan 160 Ruux. Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay ...

Read More »

Tahriibayaal Reer Somaliland Ah Oo Dib Loogu Soo Celiyey Hargeysa

Hargeysa (Dhamays) – Waxa Magaalada Hargeysa lagu soo dhaweeyay Dhallinyaro reer Somaliland ah oo muddo ku xidhnaa Xabsiyada Dalka Liibiya, halkaasi oo ay ku tageen Tahriib ay ku beegsanayeen Dalalka Qaaradda Yurub. Dhallinyaradan oo Madaarka diyaaradaha ee Hargeysa ay ku soo dhaweeyeen Masuuliyiinta Hay’adda Barakacayaasha Somaliland, ayaa tiradoodu dhan tahay 40 Wiil iyo 1 Gabadh, kuwaasi oo dhammaantood reer Somaliland ...

Read More »

Hakad Ku Yimid Bixinta Taarikada Cusub Ee Dawladdu U Samaysay Gaadiidka

Hargeysa (Dhamays) – Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL ayaa sheegtay in labadii Maalmood ee u dambeeyay uu hakad ku yimid bixinta Taarikada cusub ee Gaadiidka ee lagu beddelayo Taarikadii hore. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ayaa sheegay inay Shacabka ka Raali-gelinayaan Hakadka ku yimid bixinta Taarikada cusub ee Gaadiika, isagoo sheegay in dhawaan Dalka oo dhan ...

Read More »

Somaliland :Xogahayaha Arimaha Gudaha UCID oo Sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Shacabku Quus ka taagan yahiin

Hargaysa (Dhamays) – Xoghayaha Arrimaha gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa eedaymo u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Xukuumaddiisa. Ramaax oo Maanta Saxaafadda la hadlayey ayaa sheegay in Shacabku ay quus ka joogaan Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisaba. Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo Mustafe Axmed Herer Dhamays/Office Hargaysa/Office

Read More »

DEG DEG:Odayaasha Subeer Awal oo Beeniyay Inay Balan kaga Baxeen Odayaasha Beesha Ciida gale oo ka Dacwooday Buug uu Qoray Wasiir Guri barwaaqo

Hargaysa(Dhamays): ;Ma jirto Odayaal anaga noo yimi oo Geedkii Dhaqanka noogu Balamay oo aanu kaga baxnay; ;imikana Diyaarbaanu u nahay Arintaasi in aanu Si wanaagsan ku dhamayno waanay ku Dhamaanaysaa….Odayaasha Subeer Awal oo gaadifay Hadalkii Cabashada ahaa ee Odayaasha Ciida gale. Odayaasha Beesha Subeer Awal oo maanta Mar ay Warbaahinta la Hadlaayeen waxa laga weydiiyay Cabashada ka soo yeedhay Dhigooda ...

Read More »

Somaliland:Odayaasha Dhaqanka Beelaha Subeer Awal oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Ceel Afweyn iyo Dhumay ee Gobalada Sool iyo Sanaag.

Hargaysa (Dhamays): Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Dega Gobalada Maroodijeex ,Saaxil ,Togdheer iyo Gabiley ee Subeer Awal oo maanta Kulan Saxaafadeed ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Baaq iyo Fariin Nabadeed u diray Beelaha ku Dhaqan Deegaanada Ceel Afweyn iyo Dhumay ee Gobalada Sool iyo sanaag . Odayàashana oo iskugu jiray Salaadiin,Caaqilo iyo Ugaasyo ka mid Bahda Isimada Beesha Subeer Awal Ayaa ...

Read More »