WARAR

Daawo: Xafladii 18 May Iyo Khudbadii Madaxweyne Biixi

Hargeysa (DMG) – Xafladii Dabaaldega 28 Guuradda La Soo Noqoshadii Qarannimadda Somaliland ee 18 may ayaa Waxa Khudbad Dhinacyo badan Taabanaysa ka Jeediyay Mudane, Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Faahfaahinta Khudbadaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Read More »

Maxaa Sabab U Ah Fashilka Ka Muuqda Guddiga Qaban-Qaababada Xuska 28-Guurada Qarannimada Somaliland Ee 18 May ?

Hargeysa (Dhamays) – Qaban-qaabada Xuska 28-guurada Jamhuuriyadda Somaliland ee sannad kasta loo dabbaal-dego 18-ka bisha May, ayaa u muuqata sannadkan 2019-ka mid ka liidata sidii sannadihii hore loo abaabuli jiray ee la isugu xidhi jiray qaybaha Bulshada, Warbaahinta iyo Dowladda-ba. Inkasta oo loo magacaabay sidii horeba caadada u ahayd Guddi qaban-qaabo oo badi Masuuliyiinta dowladda ah, haddana guddiga, ayaa u ...

Read More »

Hargeysa: Meydadka Uu Xasuuqay Taliskii Siyaad Barre Oo Aas Loo Sameeyay Maanta

Hargeysa (Dhamays) – Guddiga baadhista Xasuuqa Somaliland, ayaa Meydadka 29 Ruux Xabaal-wadareed ugu sameeyay Xabaalaha Masallaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa. Meydadkan Xabaal-wadareedka loo sameeyay ayaa  waxa bishii Afraad ee sannadkan laga soo saaray Xabaal-wadareedyo ku yaalla Xaafadd 150-ka ee Magaalada Hargeysa, kuwaasi oo la aamisan yahay inay ku aaseen Ciidammadii Dawladdii Milletariga ahayd ee Soomaaliya oo badan ku dilay Somaliland, ...

Read More »

Uganda Oo Wefti U Soo Dirtay Somaliland

Hargeysa (Dhamays) – Wefti ka socda Baarlamaanka Dalka Uganda ayaa socdaal ku yimid Somaliland. Weftigan ayaa Maanta kulamo gooni gooni ah la yeeshay Guddiyada Arrimaha dibedda ee Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland. Xildhibaannada ka socda Baarlamaanka dalka Uganda oo kulamada ay la yeesheen Guddiyada arrimaha dibedda ee Baarlamaanka Somaliland aanay Saxaafaddu goob-joog ka ahayn, ayaa markii ay soo dhamaadeen waxa ...

Read More »

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Shakhsiyadii Xaaji Cabdi-Waraabe, Tacsina Diray

Hargeysa (Dhamays) Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi ayaa eheladii iyo dhammaan shacabka Somaliland ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Marxuum Xaaji Cabdi-waraabe oo Jimcihii shalay ku geeriyooday Hargeysa. madaxweynuhu waxa si kooban uga hadlay shakhsiyadii marxuumka oo uu ku sifeeyay halyeey qaranka ka baxay. war-saxaafadeed qoraal ah oo ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland oo soo gaadhay dhamays, ayaa u dhignaa sidan; ...

Read More »

Ilaalada Kacaanka Iran Oo Qaadacay Wadahadal Ay La Yeeshaan Maraykanka

Tehran, (Dhamays) – Ilaalada Kacaanka dalka Iran ayaa gaashaanka ku dhuftay wada-xaajood ay la yeeshaan dawladda dalka Maraykanka, waxaanay meesha ka saareen suurtogalnimada weerar dhaca, maalin ka dib markii Madaxweynaha dalka Maraykanku Donald Trump uu sheegay inuu ku boorinayo wadahadal, isagoo sheegay in aanu doonayn isku dhac military. “Ma jiro doono wadahadal aanu la yeelano Maraykanka, Maraykankuna ma doonayaan talaabo ...

Read More »

Abaal-Marinno la Guddoonsiiyey Arday Kaalmaha Hore Ka Gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah Ee Heer Qaran

Hargeysa (Dhamays)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  abaalmarinno qaali ah guddoonsiiyey Ardaydii kaalmaha sare ka gashay tartanka Qur’aanka kariimka ah ee heer qaran oo sanadkiiba mar la qabto laguna soo gebogebeeyey caasimadda Hargeysa. Munaasibad ballaadhan oo Ardayda kaalmaha sare ka galay tartanka heer qaran ee Qur’aanka kariimka ah oo caawa lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa waxa ka ...

Read More »