PROGRAMS

“Waa Ayaan Daro In Agoontii Marxuum Cabdiraxmaan Ducaale Dibada Loo Tuuro” … Sh.Adam-siira + Muuqaal

] Hargeysa (Dhamays) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-Siira), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay isla-markaana faahfaahiyey dhibaatooyinka Aakhiro iyo Adduunkaba ka dhasha DULMIGA lagula kaco Dadka Jilicsan.   Sheekh Aadan-Siira wuxuu si gaar ah khudbaddiisa ugaga hadlay Agoontii uu ka tagay Alle ha u naxariistii Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland Cabdiraxmaan Ducaale, oo Xukuumaddu ...

Read More »

“Somaliland Gurmad-bay U Baahan Tahay, Waxaana Ina Haysa Talo Xumo” Sheekh Adam-Siira

Hargeysa (Dhamays) –  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Marxaladda Adag ee Dalku marayo, waxaanu sheegay in haddii aanay Somaliland helin Gurmad uu Jiritaankeedu khatar ku jiro. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in Heshiiska Saldhigga  Berbera aanu ahayn Heshiis ay wada galeen Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu, sidaas darteedna uu Mustaqbalka khatar ku keeni ...

Read More »