PROGRAMS

Wasiirka Warfaafinta JSL Oo ka Jawaabay hadalkii Madaxweynaha Puntiland, Digniin Culusna U Diray Warbaahinta ka hawlgasha Somaliland

Hargeysa (Dhamays)- Mudane, Maxamed Muuse Diiriye, Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka Iyo wacyigalinta Somaliland oo 19-08-2019 kulan warbaahineed Xafiiskiisa ku qabtay ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntiland. Geesta Kale Waxa waxa uu wasiirka warfaafintu Taageeray Mooshinkii ay laaleen Golaha wakiiladu kaas oo ay xisbiyada macaaradku ku eedeeyeen in xukuumadu ka dambaysay laalitaanka mooshinkaasi ku saabsanaa wax ...

Read More »

Wax-qabadka Xukuumadda Somaliland 2018: Sannadka 1aad ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wixii u qabsoomay – Qormo Taxane ah (Qaybta 2aad)

Hargeysa (DMG)- Xukuumaddu iyadoo ka duullaysa ballanqaadkeedii xagga Wax-soosaarka waxay bilowday beerista mashruuca banka Wajaalle oo la qoday xilligii roobabka ee 2018, 3,172 Saacadood oo u dhiganta 720 Hiktar oo laga beeray dallagyo kala duwan sida Hadhuudhka, Galleyda iyo Digirta. Dhammaan kharashkii ku baxay beeritaanka Mashruuca Wajaalle waxa  bixisay Xukuumadda Somaliland. Sidoo kalena, waxay dayactir ku sameysay cagafyadii iyo Gaadiidkii ka hawlgalayey mashruuca Tog-Wajaalle. ...

Read More »

Waxqabadka Sannadka 1-aad Ee Xukuumadda Somaliland (Q.1-aad)

Siyaasadda: Sannad ayey ku buuxdaa markii  tallada dalka ay  qabatay Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxaana taariikhda u gashay Jamhuuriyadda Somaliland in xafladdii caleemo-saarka Madaxweynuhu uu xilka kula wareegayey 13kii December 2017kii, ay kulmisay saddex madaxweyne oo si dimuqraadi ah loo soo doortay oo xilka mid walba  si salmi ah u wareejiyey markay dhammaatay muddadii xil hayntiisu. Madaxweyne ...

Read More »

“Madaxweyne Waxa Lagugu Xantaa Inaad Kulamadda Acyaanta Ka Warwareegto” Ururka Warshadleydda Ee (NIA)

(Hargeysa Dhamays) Ururka Warshadlayda somaliland ee marka maga ciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (NIA) ayaa Cabasho xoogan ka muujiyey wareegto uu dhawaan soo saaray madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi. Wareegtadan ay ka cabanayaan warshadlaydu ayaa ah mid lagu joojinaayo cashuur dhaafka loo sameeyo alaabooyinka Qaydhiin ama (Raw material) ee ay la soo Dagaan Warshadlayda Dalku. Madaxada Ururkan warshadlayda ayaa ...

Read More »

Maayirka Caasimada Hargaysa oo Kormeer ku Tagay Warshada Xalay Dab Qabsaday +Nuxurka Khudbadiisii

Hargaysa(Dhamays): Maayirka Caasimada  Somaliland Hargaysa Mudane C/raxmaan Maxamuud Caydiid Soolteeko ayaa Gaadhay Xarunta Warshada Sameysa Furaashaanta  ee Alkhayr oo Xalay Dab ka Kacay uu gaadhsiiyay Khasaare Xoogan maayirka Ayaa soo Indho indheeyay Qasaaraha Dabku Gaadhsiiyay Warshadaasi . Halkan ka Daawo Warkaasi .   Mustafe Axmed Herer Dhamaysnews/Office Hargaysa/Somaliland

Read More »