MAQAALO

Toban Talo Oo Ku Socda Madaxweyne Muuse Iyo Xukuumaddiisa.. !! W/Q: Saleebaan Kalshaale

Waxa aan la hadlayaa Madaxweynaha cusub iyo Xukuumaddiisa, waxaan leeyahay ‘maanta Xilku maaha siyaasi’ Arraar Laga soo bilaabo sanadkii 2014-ka, waxa aan safarro shaqo oo kala duwan ku tegay Gobollada dalka badankooda, gaar ahaan Deegaamo badan oo hoos-yimaadda Gobolada Maroodi-jeex, Saaxil, Awdal iyo Togdheer, kuwaaasoo aan inta badan u tegay booqasho-howleedyo qayb ka ahaa xaqiiqo-raadintii gurmadka Abaaraha oo aan si ...

Read More »

Guushu Maaha Dagaal, Qarankuna Maaha Goblan !! W/Q: Faysal Xiis Weerar (Afgaab)

Guud ahaan dalka Somaliland waxaa looga dareeray 13-kii Bishan Noofember oo ahayd subax isniin ah doorashada Madaxtooyada Somaliland oo lagu soo dooranayay Madaxweynihii shanaad iyo Madaxweyne ku-xigeenkii lixaad ee dalka hoggaamin lahaa shanta sano ee soo socda waxaana u tartamay lix musharax oo ka  kala tartamayay xisbiyada qaran ee UCID,KULMIYE iyo WADDANI Tartan olole oo muddo u soo socday asxaabta ...

Read More »

Faa’iidooyinka iyo Dhibaatada ka Dhalan Kara Dhinacyada Bani’aadamku u Seexdaan

sleeping_positions

Daraasado badan oo la sameeyey ayaa daboolka laga qaaday in habka iyo dhinaca uu qofku u seexdo ay saamayn taban iyo mid toganba ku leeyihiin caafimaadka qofka, waxaana la soo jeediyeyi n qofkuk uu iska beddelo dhinaca uu u seexdo haddii caafimaadkiisa waxyeelo soo gaadhayso. Haddaba, halkan waxaynu ku soo bandhigi doona dhawr dhinac oo dadku u seexdaan saamayntooda fiican ...

Read More »

Caafimaad Darrooyinka Moobaylku Dhaliyo iyo Daawooyinkooda

Caafimaad_Darrooyinka_Moobaylka

Inta badan dadka dunida ku nool waxay isticmalan telefoonnada casriga ah, balse qof kasta lama socdo caafimaad darrada jidhka ay u geysan karaan iyo siyaabaha lagaga gudbo dhibaatada moobaylka. Haddaba, khubaro caafimaado oo kala duwan oo wax ku daabaca wargeysyada caafimaadka ayaa dhibaatooyinkan iyo xalalkooda soo gudbiye, waxaanay u dhigeen sidan: Indhaha oo Shiikha Haddii qofku uu dareemo indhaha oo ...

Read More »

Wasiir Samsam: Daadihisada Xoolaha Ummaddu Waxay Baal-Dahab Ah Ka Geli Doontaa Taariikhda Somaliland

Somaliland Rubuc qarni kadib waxay heshay daadihiye maaliyadeed oo ku haboon, Marwo Samsam Cabdi Aaadan oo hada ah wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa ah masuulkii kaliya ee sameeya waxyaabo badan oo soo jiita indhaha bulshada kuwaasi oo dareeno kala duwan ka bixiya mashaaricda muuqda ee ay qabto Daadihisada Xoolaha dadwaynaha Marwo Samsam Cabdi Aadan. Ka Hor wakhtiyadii iyo sooyaalkii kala ...

Read More »

Bulsho wada siyaasi ah !!

“Dumarkiyo carruurtiyo middii dadab ka soo jeedda Daba dhawga geeliyo midkii daylo celinaaya Dukaanlaha wax iibshiyo midkii dad u xamaalaaya Diktoorkiyo fannaankiyo haddaan darawal soo qaato Dibjirkiyo nin liitiyo nimay dani waxyeelaysay Dillaalkiyo mallaalkiyo midkii duunyo raranaaya Sida dawlada loo maamulaa debec u sheegtaane Digrii baa kuwada qaadateen dookh siyaasada e ……………………….” Abwaan Kayd M Cabdalla Siyaasadda oo maanta noqotay ...

Read More »

Hambalyo: Muuse Y. Kaamil Iyo Amaal M. C/raxmaan Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa

Axmed Cabdiraxmaan Cabdalle (Fadhi), Cabdiqaadir Aadan Carab, Axmed Rashiid Cabdi (Akram), Madar Cabdi Axmed, Cabdillaahi Maxamed Axmed (Calan-cas), Mowliid Aadan Cumar, Axmed Cumar Caddaani (Axmed-Shaafi), Eng. Cabdirisaaq Muxumed Qalinle (Itaqile), Siciid Maxamed Askar, Eng. Axmed Maxamed Cabdillaahi, Sacad Cabdiraxmaan Xasan iyo Guud ahaan Asxaabtu waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Muuse Yuusuf Kaamil Iyo Amaal Maxamed Cabdiraxmaan Oo Meherkoodu ka ...

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Waxaan Ku Bogaadinayaa Gurmadkii & Dhamayntii Dagaalladii Ceel Af-Weyn Iyo Dharkeyn-Geeye

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, waxaan leeyahay Nin weyni xantii ma mooga’e wax badan ayay Warbaahinta Internet-ka iyo Baraha Bulshadu ku wada xidhiidhaa baahinayeen Warar been abuur ah oo lagu sheegayo Dagaalkii Ceel af-weyn waxa ka dambeeyay Wasiirka Madaxtooyada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, balse Qof kasta oo Damiir garasho iyo mid Islaamnimo lehba wuxuu Wararkaa u arkayey ...

Read More »

Sixirka Soo Jiidashada !! –W/Q: Xamse-Tudhaale

Qof walba waxa uu jecel yahay in uu noqdo mid soo jiidasho leh. Tani waxa ay dadyowga qaar ka dhigtay kuwo u sameeya ficilo aan wacnayn sababo ah in ay noqdaan kuwo soo jiidasho leh, kuwaas oo qofkaas ka dhiga mid aan soo jiidasho lahayn; ugu danbayna ku rida qofkaas niyad jab iyo cabsi xooggan. Halkan waxa aan  kaga hadli ...

Read More »

Wasiir Cali-Mareexaan Ma Maqlay Odhaahda Caan Baxday ee Ah “Carruur Carruur Aan Lala Ciyaarin baa Jira..”

Odhaahdan kor ku xusan waxa la yidhi waxay ku timid wakhti hore ayaa Suldaan Cabdilaahi oo ah Suldaan Maxamed Suldaan Cabdirqaadir Awoowgii (Waa Suldaan Cabdilaahi Suldaan Diiriye ee) ayaa waxa uu Suldaanku qaranka u hibeeyey qayb ka mida dhulkii Beetiisa si halkaasi looga dhiso Isguul iyo Garoon Cuurtu ay Kubadda ku Ciyaarto, hada gara oo dhulka Suldaan Cabdilaahi Ku Deeqay  ...

Read More »