MAQAALO

SHEEKO: Haybed Eebbe Ku Siiyey Habeen La Iskama Qaado !!

Maalmihii Guumeystihii ingiriis uu haystay dhulkii Hindiya la isku odhan jiray ayaa sarkaal ka tirsanaa ciidankii mustacmaradii ingiriis ayaa dhirbaxay nin Hindi ah, se ninkii Hindiga ahaa dhirbaaxadii wuxuu ugu beddelay feedh inta xooggii ah oo uu dhulka ugu tuuray sarkaalkii Ingiriiska ahaa. Sarkaalkii wuxuu isla-markiiba u orday dhankii Taliyihii ka sareeyay si ninka Hindiga ah  loogu xukumo dil, oo ...

Read More »

Maqaalkii wax lagaga sheegay Shaqaalaha iyo Masuuliyiintii Hore Ee Baanku wuxuu Ahaa Been Abuur Loo Adeegsaday Muuqayga iyo Magacayga !!

Anigoo Magacaygu yahay Mowliid Aadan Cumar, waxaan halkan ku beeninayaa Maqaalka ku soo baxay Wargeyska Hubaal Cadadkii Sabtidii Shalay (28/04/2018), kaasi oo wax lagaga sheegay Masuuliyiintii hore ee Baanka dhexe ee Khamiistii xilka wareejiyey iyo kuwii ka sii horreeyay ee uu ka mid ahaa Jaamac Cali Cilmi iyo Shaqaalaha Baanka oo lagu sheegay in qaarna lacago la siiyey, qaarna la ...

Read More »

ZAAD Iyo E-DAHAB Waa Adeegyo aan Laga Maarmi Karin !!

Sida aan wada ogsoonahay waxa bulshada Somaliland ku habsaday sicir barar iyadoo lacagta shilling Somaliland uu qiimaheedu hoos u dhacay tan iyo waqtigii xukuumadda xisbiga kulmiye talada la wareegay.ee 2010, iyadoo marwalba marka ka danbaysay lacagtu sii qiimo dhacaysay ilaa markii la soo daabacay lacagta noodhka 1000 $ 5000 kun ee shiling Somaliland iyadoo ay dabar go’day lacagtii noodhka ahayd ...

Read More »

Somaliland Iyo Djibouti Waa Laba Dal Oo Jaar Ah !! W/Q: SCC.Kalshaale

“Djibouti laga yeelli maayo aan noolaado oo igu ag-dhimo, Somaliland-na haka gudubto Beerka jecli xaydha jecli..” Hargeysa-Jamhuuriyaddaha Somaliland iyo Jabuuti, waa laba dal, Dawladdood, deegaan oo jaar, dhaqan iyo Af-wadaag ah. Hase ahaatee, maaha laba dal oo isku dan ah oo  wadaagg arragti qudha oo ku wajahan masaaliixda u gaarka ah ee Siyaasaddeed, Dhaqaale iyo nabad-gelyo, inkasta oo marka laga hadlayo ...

Read More »

Dr. Saed Abdullahi Dani: Now the Favourite to be Puntland’s Next President – By Abdirisak Itaqile

Garowe (Dhamays) – A veteran politician who run for Somalia’s presidential elections in 2017 and served as the Somali Federal Minister of Planning, Dr. Said Abdullahi Mohamed better known as Said Abdullahi Dani has an edge in the race to become the next leader of the Somalia’s semi-autonomous region of Puntland, according to opinion polls and people familiar with Puntland ...

Read More »

Qaranimadii Somaliland oo lagu soo duulay,,,,

Hadalhaynta heshiiska maalgashiga dawlada Somaliland iyo wadanka Imaaraadka Carabta ayaa si weey looga faaloonayaa maalmahan u danbeeyay waxaana arintan  soo cusboonaatay ka dib markii todobaadkii hore dawlada Jabuuti  wasiirkooda arimaha, dakadaha uu warbaahinta u sheegay in dalkiisa iyo Shirkada DP world oo maalgashi ka samaysay dalkooda ay is afgarad la,aan ka dhex jiro, kaas oo salka ku haya heshiiskii hore ...

Read More »

Sheeko Jacayl Dhab Ah Oo Aad U Macaan (Calaf Iyo Jacayl) !!

5:00 galabnimo ayey si kadisa u kulmeen khaalid iyo hoodo, islamarkaa waxay ku kulmeen goob hotel ah oo uu khaalid ka shaqayn jiray wuxuna ka ahaa (witer) mudalab. khaalid wuxu ahaa wiil aad u wanaagsan wuxuna ka mid ahaa aradayda loogu jecelyahay jaamacada, khaalid waa bulshaawi xadaari ah, khaalid waa danyar balse kama muuqato oo qalbiga ayuu qani ka yahay, ...

Read More »

MACNA MALE ADUUNYADDU, MA HAGRADE MARXUUM CAABI-BAA MAANTANA GODKII GALAY:

MA HAGRADE ENG, MARXUUM XASAN JAAMAC CAABI OO GOD-KIISII GALAY:   Marxuun Eng Xasan Jamac Caabi waxa uu ahaa foolaadka Xirfada farsamo ee idaacada Radio Hargeysa, waxa uu ahaa dadka uu alle hibada u siiyay farsameynta hawlaha warbaahineed ee loo gudbiyo ummadda waxa uu ku geeriyoodey Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee hargeysa laguna aasey Alle naxariistii janno ha ka waraabiyo. Xasan ...

Read More »

Sheeko: Waalid Caasi Ma Liibaano (Qiso Xanuun Badan)

Waxay ahaayeen laba wiil iyo gabadh walaalo ah, oo tacabkii waalidkood ku dhamaaday, way hanaqaadeen oo qayrkood way dhaafeen sababtoo ah waxay kaalmo badan ka helayeen waalidkood oo wax walba la garab taagnaa, maxamuud waa wiilka ugu wayn reerka, waa 28 jir dhamaystay heerkii jaamacadeed ee u sareeyey, kadibna aabihii ka dalbaday inuu gabadh u dhiso odaygu kamuu horjoogsan ee ...

Read More »

Madaxweyne, Si Hiraalkaagu Midho-Dhal U Noqdo Ha Colaadsan Saxaafadda Ee Danta Guud Ka Wada Shaqeeya

“Saxaafaddu waa xidhiidhiyaha shacabka iyo Madaxda” Dalka horumaray waxay saxaafadu u tahay tiirka afraad ee dawladdu ka kooban tahay, dawladdu waxay ka kooban tahay fulin, sharci dejin iyo Garsoor, waxa hadda lagu daraa oo kaalin weyn oo aan laga maarmi Karin noqotay warbaahinta oo awood aan la dhayalsan Karin ah. Dunida horumartay waxa horumarkaasi kaalin muuqda ka qaatay waa saxaafadda ...

Read More »