MAQAALO

Madaxweyne, Madbacadda Qaranka Waxa Furay Madaxweyne Marxuum Cigaal’e Maxaa ku Kelifay ?

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi waxaan u soo jeedinayaa in Madbacadda Qaranku tahay Xafiis Halbowle u ah Xafidaadda iyo Daabacaadda Dhukumantiyada Dawladdu ku shaqayso. Sidaasi awgeed, Mudane Madaxweyne Madbacadda Qaranku waxay u muuqataa in shaqadeedii hawlbowlaha u ahaa Dawladda ee Daabacadda dhukumantiyada ay u daabacdo Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda laga leexiyey  oo Wasaaradaha iyo Hay’adaha badankoodu ay ka ...

Read More »

Wasiirka Maaliyaddu Hadduu Degmadii Uu Deganaa Cashuurta Ka Soo Ururin Kari Waayey, Halkee Kaluu Kasoo Ururin Karaa?

Dakhliga Cashuuraha Bariga ee xarunta degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa ayaa la sheegay in 90% uu ku dhaco jeebka shaqsiyaadka maamula xafiiskaasi, kuwaas oo aan lagala xisaabtamin dakhliga ay soo saaraan, isla-markaana ku Tagri-fala dhaqaalahaasi. Sidoo kale, dakhliga Waaxda Cashuuraha Bariga ee degmada Maxamuud Haybe ayaa musuqa jira ka sokow uu aad hoos ugu dhacay muddadii uu wasaaradda Horumarinta ...

Read More »

Riyadii Xalay “Duqayntii Itoobiya Iyo Curashadii Shanta Soomaaliyeed” !!! W/Q: Wiyeer-yare

Xallay Waxaan Ku Riyooday Itoobiya Oo Soomaaliya u qabsatey sida Yuhuudu u qabsatey Qaza, Waxaa kale oo aan riyaddii xalay kasii xasuustaa in dad badan oo aan ku jirey sida falastiiniyiinta u shiitamayeen, Itoobiyaankuna Kaaraha iyo Dabaabaadka duula ay digadda inagaga dhigayeen,Mar waxaan is weydiinaayey hadii ay Soomaaliya qabsadeen ileen Soomaalilaan baad tihiine oo waa idinkii iskaashiggu idinka dhexeeyey ee ...

Read More »

Somaliland: Sidee Kaalmo iyo kabasho loo gaadhsiin karaa Dadka ay Duufaantu ku habsatay?

Madax iyo Minjo Gurmad Qaran iyo Qorshe loo dhan yahay, ayaa lagu samato-bixin karaa bulshada ku tabaaloobay Duufaantii SAGAR… Mid kamida Waayeelka Deegaamada ay ku habsatay Duufaanta SAGAR oo diif iyo daranyo la nool 1.Sharaxaad ku saabsan xogta laga hayo Baaxada Khasaaraha. Todobaadkii la soo dhaafay maalmo ku taariikhaysan 19-kii iyo 20-kii Bisha 2018, Duufaan iyo roobab dabeylo wata ayaa ...

Read More »

Go’aamada Xukuumadda Iyo Is-khilaafka Heerka Dhaqaale Ee Dalka !!

Waxaa muddadii u dambeysay saameyn wayn ku yeeshay bulshada iyo ganacsatada go,aamadii ay guddida loo xil saaray sicir bararka ee xukuumadda Somaliland ay ka soo saareen adeegyada telefoonada gacanta iyo sarifka lacagaha qalaad, iyada oo ay xukuumaddu ka duulayso la dagaalanka sicir bararka badeecadaha kala duwan si ay u dhalato suurto galnimada in la dhiiri geliyo in la adeegsado noodhka ...

Read More »

SHEEKO: Haybed Eebbe Ku Siiyey Habeen La Iskama Qaado !!

Maalmihii Guumeystihii ingiriis uu haystay dhulkii Hindiya la isku odhan jiray ayaa sarkaal ka tirsanaa ciidankii mustacmaradii ingiriis ayaa dhirbaxay nin Hindi ah, se ninkii Hindiga ahaa dhirbaaxadii wuxuu ugu beddelay feedh inta xooggii ah oo uu dhulka ugu tuuray sarkaalkii Ingiriiska ahaa. Sarkaalkii wuxuu isla-markiiba u orday dhankii Taliyihii ka sareeyay si ninka Hindiga ah  loogu xukumo dil, oo ...

Read More »

Maqaalkii wax lagaga sheegay Shaqaalaha iyo Masuuliyiintii Hore Ee Baanku wuxuu Ahaa Been Abuur Loo Adeegsaday Muuqayga iyo Magacayga !!

Anigoo Magacaygu yahay Mowliid Aadan Cumar, waxaan halkan ku beeninayaa Maqaalka ku soo baxay Wargeyska Hubaal Cadadkii Sabtidii Shalay (28/04/2018), kaasi oo wax lagaga sheegay Masuuliyiintii hore ee Baanka dhexe ee Khamiistii xilka wareejiyey iyo kuwii ka sii horreeyay ee uu ka mid ahaa Jaamac Cali Cilmi iyo Shaqaalaha Baanka oo lagu sheegay in qaarna lacago la siiyey, qaarna la ...

Read More »

ZAAD Iyo E-DAHAB Waa Adeegyo aan Laga Maarmi Karin !!

Sida aan wada ogsoonahay waxa bulshada Somaliland ku habsaday sicir barar iyadoo lacagta shilling Somaliland uu qiimaheedu hoos u dhacay tan iyo waqtigii xukuumadda xisbiga kulmiye talada la wareegay.ee 2010, iyadoo marwalba marka ka danbaysay lacagtu sii qiimo dhacaysay ilaa markii la soo daabacay lacagta noodhka 1000 $ 5000 kun ee shiling Somaliland iyadoo ay dabar go’day lacagtii noodhka ahayd ...

Read More »

Somaliland Iyo Djibouti Waa Laba Dal Oo Jaar Ah !! W/Q: SCC.Kalshaale

“Djibouti laga yeelli maayo aan noolaado oo igu ag-dhimo, Somaliland-na haka gudubto Beerka jecli xaydha jecli..” Hargeysa-Jamhuuriyaddaha Somaliland iyo Jabuuti, waa laba dal, Dawladdood, deegaan oo jaar, dhaqan iyo Af-wadaag ah. Hase ahaatee, maaha laba dal oo isku dan ah oo  wadaagg arragti qudha oo ku wajahan masaaliixda u gaarka ah ee Siyaasaddeed, Dhaqaale iyo nabad-gelyo, inkasta oo marka laga hadlayo ...

Read More »

Dr. Saed Abdullahi Dani: Now the Favourite to be Puntland’s Next President – By Abdirisak Itaqile

Garowe (Dhamays) – A veteran politician who run for Somalia’s presidential elections in 2017 and served as the Somali Federal Minister of Planning, Dr. Said Abdullahi Mohamed better known as Said Abdullahi Dani has an edge in the race to become the next leader of the Somalia’s semi-autonomous region of Puntland, according to opinion polls and people familiar with Puntland ...

Read More »