MAQAALO

Nolol La Xusuusto: Qalinkii Siciid Maxamed Gees

Sarkaal Khawaaje ah: “Dawladda Ingiriisku khasaare ayey ku qabtaa joogitaanka dalkiina oo lacagta caashuurta ah ee laga qaado dadka Ingiriiska ayaa ku baxda dalkiina oo la geliyaa.” Maax Dugsiiye: “Haddii aad ku khasaarteen dalkayaga maad iskaga dhooftaan maxaa idin dhigay” Waxa la ii doortay Guddoomiyihii Guddiga Shaqaalaha Caafimaadka. Beelaysiga waxa la isku khuukhiyaa inta aan la is-dhexgelin ee aan la ...

Read More »

REER BOORAMA OO DAREEN WADANIYADEED KU SOO DHAWEEYEY MADAXWEYNE AXMED SIILAANYO: W/Q MUSTAFE CABDI‏

Madaxweynaha Somaliland mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo safarkiisa uu ku tagay gobolka Awdal, siiba meelaha ay abaaruhu sida baahsan u saameeyeen ee ay ka mid ahayd deegaanka qolu-jeed oo ahayd meeshii uu ku dhashay madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin. Boqolaalka qoys ee u shalay madaxweynuhu soo arkay waxay noqon doontaa mid taariikhda gasha oo maanka dadka tabaalaysan ...

Read More »

KULMIYE WUXU TAGEERAYA GURMADKA ABAARAHA IYO GO`AANKA LAGU HAKINAYO DIIWANGELINTA. (AFHAYENKA KULMIYE SWEDEN: HASSAN AHMED BULUKE (JAMURI)

KULMIYE wuxu tageeraya gurmadka abaaraha iyo go`aanka lagu hakinayo diiwangelinta. (Afhayenka KULMIYE Sweden: Hassan Ahmed Buluke (jamuri). Anigoo ku hadlaya magaca Hogaanka iyo tageerashaasha xisbiga KULMIYE ee dalka Sweden waxaanu taagerayna go,aanka uu hormuudka ka yahay xisbiga KULMIYE xukuumad ahaan iyo xisbi ahaanba ee loogu gurmanayo abaaraha sii kululaaday ee saameynta naf iyo maalba ku yeeshay dadkeena.KULMIYE wuxu unaxaya dadkiisa ...

Read More »

QOFKII MUDDAN, WAA IN LA MAAMUUSO OO LA MUUNEEYEY

Shallay Waxaa la soo gebagabeeyey Kulan lagu naaqishayey Siyaasada Waxbarashada Qarranka Somaliland. Xafladii xidhitaanka Kullanka ayaa Waxaaa Shahaado la gudoonsiiyey Mayor Abdishakur Ciddin. Shadadaasi way ka duwanayd shahaadooyinkii aan arki jirray, Waayo Sababaha Moyar Ciddin loo Maamuusay waa ku wan ee bal ila qiimee waxaad ka Markhaati Furri doontaa inuu mudan yahaye. Sababaha loogu Mahadceliyey Moyar Adbishakuur waxaa ka mid ...

Read More »

MARWO SAMSAM: WASIIR KU SUNTAN GURMADKA ABAARAHA DALKA

Marwo Samsam: Wasiir Ku Suntan Gurmadka Abaaraha Dalka Hordhac: Ugu horeyn mahadi waxa ay u sugnaatey Eebe Swt, Ilaaha Mulkiga Aduun iyo Aakhiraba iska leh. Waxa aan qormaddan ku qaadaa dhigi doonaa ama aan ku eegi doonaa abaaraha dalka ka jira. Akhriste, qormooyin badan oo hore ayaan kaga hadlay oo si faafaahsan ugu xusey waxqabadka balaadhan ee wasiir Samsam Abdi ...

Read More »

MADAXWEYNAHA QARANKA SL HOGAAMIYE DIIWAANKA TAARIIKHDA GEESKA AFRICA GALAY IYO MILGAHA XUSUUSTA

Madaxweynaha Qaranka SL Hogaamiye Diiwaanka Taariikhda Geeska Africa Galay Iyo Milgaha Xusuusta. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland xilka madaxweyne nimo ee Wadanka Somaliland wuxuu hada taladiisa hayey wakhti ku siman 7-sano oo wax dhiman, mudadadaasi uu xilka hayey waxaa marag ma doona in qaranku ku talaabsaday guul iyo horumar aanay somaliland gaadhin 20-sanadood ee ay somaliland jirtay waxaa ...

Read More »

XISBIGA WADANI OO TAHLI KARIWAAYEY INUU SHACABKII SOO DOORTAY LA WADAAGO DHIBTA IYO GUDOOMIYAHA WADANI OO KHASNADII GOLAHA WAKIILADA KU TAKRI FALAYA

Xisbiga Wadani Oo Tahli Kariwaayey Inuu Shacabkii Soo Doortay La Wadaago Dhibta Iyo Gudoomiyaha Wadani Oo Khasnadii Golaha Wakiilada Ku Takri Falaya. Dalkeena somaliland waxaa uu xiligan ku jiraa marxalad abaareed oo adag taasi oo sabab u noqotay in la waayo duunyo badan oo xoolo u badan halka qaar kamida deeganada galbeedka somaliland dad ugu dhinteen gaajo ay sababtay abaarta ...

Read More »

IS-WAYDII: FIR XADKA GUDOOMIYAHA WADDANI UU ITOOBIYA KU GALAY IYO MAGACA DHABTA AH EE WADDANI‏

Is-waydii: Fir Xadka Gudoomiyaha Waddani Uu Itoobiya Ku Galay Iyo Magaca Dhabta Ah Ee Waddani Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayey caado ka noqotay mar kata oo lagu soo eedeeyo musuq iyo wax is-daba marin inuu dalka dibadiisa u dhuufo ama uu dalka Itoobiya ee aynu dariska nahay fasaxyo iyo shaqo aan jirin ugu baxo. Horjoogaha Waddani markii guddigii ilaalinta ...

Read More »