MAQAALO

Agaasime Xukuumada Katirsan Oo Beeniyay Qaybo Kamid Ah Khudbadii Madaxwaynuhu Ka Horjeediyay Labada Gole.

Agaasmaha Guud Ee Wasaarada Shaqo galinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland Cabdirashiid ayaa Si kale udhigay qaybo kamid ah khudbadii uu madaxwaynuhu ka horjeediyay laba gole kaasi oo madaxwaynuhu sheegay in 20,000 oo ah haween oo kala jooga 16 Magaalo oo ku kala yaala Gobollada dalka la gaadhsiiyey taageero dhaqaale oo gaadhaysa $640,000 Doollar maalgalintaasi oo ay fulisay wasaarada shaqo galinta ...

Read More »

BAAFIN: GABADH RAADINAYSA HOOYADEED OO AANAY GARANAYN MAGACEEDA!

BAAFIN; Inanta layidhaa ILHAN oo aan magac aabo lahayn degana wadanka faransiiska , islamarkaana hooyadeed dhigtay xarunta dhalinta/xanaanada caruurta ee Djibouti , kadibna loo qaaday faransiiska iyadda oo sanad wax ka yar jirta sannadkii 1993 kii , waxay raadinaysaa hooyadeed oo ayna magaceedii garaneyn. Sidaadarteed , haddii Hooyadeed fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo xidhiidho numberadan: Telephone: ...

Read More »

Tariikh Nololeedkii Ganacsade Cabdiqaadir Xaashi Cilmi oo kooban (NIN HADAL YAR OO HAWL-KAR AH)

(NIN HADAL YAR OO HAWL-KAR AH) Innaa lilaahi wa Innaa ilayhi Raajicuun, Alle ha u Naxariistee marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cilmi mulkiilihii Huteelada Maansoor oo maanta oo taariikhdu tahay 25-03-2022 ku geeriyoo dalka hindiya. Marxuumku Alle ha u naxariistee waxa uu ahaa 87 jir isaga oo Sanadkii 1935 ku dhashay Magaalada Jigjiga ee Deegaanka Soomaalida Ethiopia. waxa uu ku barbaaray magaalada ...

Read More »

MARAYKANKA OO MEEL MARIYAY WADA SHAQAYN TOOS AH OO AY WADA YEELAN DOONA CIIDAMADA MARAYKANKA IYO SOMALILAND

BREAKING NEWS – Arbaca, March 16, 2022 Sida ay sheegeen ilo-wareedyo ku sugan kulanka galabnimada maanta, ayaa wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muse Bihi Abdi, iyo Waaxda Arimaha Dibada Maraykanka, Wasaarada Gaashaandhiga iyo Hay’ada USAID, ayaa waxa ay saxiixeen heshiisyo dhinacyo badan. Heshiisyada maanta oo ah Arbaca, March 16, ayaa waxa ugu horeeyey iskaashiga amaanka iyo dhaqaalaha. Wararka waxa ...

Read More »

JANANKA UGU SAREEYA MARAYKANKA AYAA SHEEGAY IN AY KULAN ALBAABADA U XIDHANYIHIIN UU LA YEELANAYO MADAXWEYNAHA SOMALILAND

Breaking News Jimce, March 11,2022 Xoghayaha Difaaca Sare ee Maraykanka Lloyd J. Austin, ayaa waxa uu sheegay in uu ku soo dhawaynayo Washington D.C,Madaxweynaha Somaliland Muse Bihi, inta uu ku gudajiro safarka uu ku imanayo Washington bishan March.Lloyd J.Austin, ayaa sheegay in qodobka koobaad ee ay ka wadahadli doonaan Madaxweyne Bihi, ay tahay sidii dawlada Maraykanka iyo Somaliland ay uga ...

Read More »