DIIN

“Somaliland Gurmad-bay U Baahan Tahay, Waxaana Ina Haysa Talo Xumo” Sheekh Adam-Siira

Hargeysa (Dhamays) –  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Marxaladda Adag ee Dalku marayo, waxaanu sheegay in haddii aanay Somaliland helin Gurmad uu Jiritaankeedu khatar ku jiro. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in Heshiiska Saldhigga  Berbera aanu ahayn Heshiis ay wada galeen Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu, sidaas darteedna uu Mustaqbalka khatar ku keeni ...

Read More »

Daawo: “Wasaarad Kastaa Waxay Noqotay Tukaan Qof Leeyahay” Sheekh Adam-Siira

Hargeysa (Dhamays)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay culayska ay leedahay Masuuliyaddu loo qaado Ummaddu.   Sheekhu wuxuu is-barbar-dhig ku sameeyay sida Saxaabadii uu Rasuulku ku tarbiyadeeyay ku dhaqanka Shareecada Islaamku uga soo baxeen Masuuliyadihii ay Rasuulkeenna Muxamed (CSW) ka dib u qaadeen Ummadahoodii iyo sida Dadka Xilligan Hoggaamiya Ummadaha Muslimka ahi ...

Read More »