DIIN

“Innaga Oo Safka Ku Wada Jirna, Waa Inaynu Gacan Bir Ah Ku Qabano Wixii Doorashada Waxyeelaya” Sheekh Aadan-Siiro

Sheekh Aadan-Siiro

Hargeysa (Dhamays) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo khuseeya Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka qabsoomaysa Isniinta, waxaanu Dadweynaha ugu baaqay inay meel uga soo wada jeedsadaan wixii dhibaataynaya. Sheekh Aadan-Siiro oo ugu horreyn ka hadlaya dhibaatooyinka ka dhasha Damaca Dadka qaarkood ku kacaan ayaa yidhi “Waxa jira damac Ummadaha Dumiya, ...

Read More »

Sheekh Barbaraawi oo ka Digay Halista Ifka iyo Aakhiro Lagala Kulmi Karo Hadallada Fidmo-abuurka ah

Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi (Barbaraawi)

Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi (Barbaraawi) oo tilmaamay in Ilaahay (SWT) maalinta qiyaamaha kala xisaabtami doono qofka sheega hadal fidmo-abuura oo nabadgelyo-darro keena “Maalmaha doorashadu soo dhawaatay macsidu aad bay u fara badan tahay, waxaanad moodaa dad fara badan inuu Shaydaanku ka dhaadhiciyey; ‘Doorashadaba in aan la geli karin haddii aan Ilaahay la caasiyin” Sheekh Barbaraawi. Hargeysa (Dhamays) – Sheekh Cabdillaahi Xasan ...

Read More »

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Maandooriyaha XASHIISHADDA Oo Ku Soo Badanaya Somaliland + Daawo/Akhriso

Hargeysa (Dhamays) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Khatarta uu leeyahay Carrabka Bani-aadamku haddaan la xakaymin oo aan ILAAHAY dartii looga digtoonaan faafinta Wararka aan Xaqiiqada ahayn ee Bulshada dhibaato u horseedi kara. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in dhibaatooyinka Somaliland ka jira ay ka mid yihiin in Dad ka mid ah ...

Read More »