Cabdi Xuseen oo ahaa Laaciibiinta Somaliland Xiligii Midawgii Somalia oo Dalka Uk kula kulay Laacibka Kanu ee Reer Nigeria iyo Kooxda Arsenal

Hargaysa(Dhamays):

CABDI XUSEEN XADKA OO U CIYAARI JIRAY XULKII KUBADA CAGTA EE GOBALKA WAQOOYI GALBEED,IS LA MARKAANA KA MID AHAA CIYAAR TOYGII UGU CAANSANAA AYAA MAGAALADA LONDON EE DALKA INGIRIISKA KULA KULMAY CIYAAR TOYGII KANU EE U SAFAN JIRAY XULKA KUBADA CAGTA EE NIGERIA IYO KOOXDA ARSENAL.

CABDI XUSEEN XADKA OO AH GUDDOOMIYAHA QURBO JOOGA REER SOMALILAND EE MAGAALADA LONDON AYAA WAXA UU KALA HADLAY CIYAAR TOYGII KANU SIDII U TAAGEERI LAHAA CIYAARAHA SOMALILAND,ISLAMARKAANA GACAN UGA GAYSAN LAHAA KOR UQAADIDADA TAYADA CIYAAR TOYGA SOMALILAND.

  • WAXAANA LABADA CIYAARTOY ISKU AFGARTEEN WAX YAABIHII AY KA WADAHADLEEN,WAXAANA KULAN KAASI KU SOO DHAMAADAY IS AFGARAD BUUXA.
  • Mustafe Axmed Herer
  • Dhamays/Office
  • Hargaysa/Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: