Hargaysa (Dhamays) – Ka dib Kulan Gaara oo dhawaan Madaxweynaha Somaliland la yeesha siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa Maanta waxa markii ugu Horeysa Warbaahinta Hor yimi Siyaasiga Ismaaciil Buubaa oo ka waramay Kulankaasi iyo wixii ay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Halkan ka Daawo warkaasi oo Muuqaal ah
Mustafe Axmed Herer
Dhamays/Office
Hargaysa/Somaliland