DAAWO: Booliiska Oo Tobannaan Dhallinyaro Ah Qab-qabtay Iyo Tirada La Xukumay

Hargeysa (Dhamays) – Ciidammada Booliiska Somaliland ayaa Magaalooyinka Dalka ka bilaabay hawl-gallo ay kaga sifaynayaan dhallinyaro Budhcadoobay oo habeen iyo Maalinba dhibaato ku haya Shacabka.

Taliyeyaasha Ciidammada Booliiska Somaliland oo Maanta si wada jir ah shir-jaraa’id ugu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Hawl-gallada Boolisku sameeyeen lagu soo qabtay dhallinyaro, Tuug iyo Magefayaasha Dadka Tahriibaya ooo tiradoodu isku noqonayso Boqol ku dhawaad, kuwaasi oo qayb ka mid ah durba la xukumay.

Warkaasi oo Faahfaahsan halkan Hoose ka Daawo

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: