Beesha Caalamka Oo Ingiriiska U Xil-saartay Qadiyadda Somaliland

Hargeysa (Dhamays) – Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in Dawladaha Beesha Caalamka ee Somaliland taageeraa ay qadiyadda Somaliland u xil-saareen Dawladda Ingiriiska.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo Maanta ka hadlayey Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegayn in Somaliland Waraaqo u kala dirtay Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta.

Warkaasi oo Faahfaahsan halkan Hoose Ka Daawo

youtube.com/watch?v=o_A-R_Jrifw

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Open chat
soo dhawoow walaal