“Bahashii Qabyaalada ahayd hadii Ilahay Idinka Daweeyay Reer Gabileyow” Faysal Caliwaraabe

Gabiley (Dhamays)-Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Caliwaraabe) Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada gabiley oo uu kaga qaybgalay munaasibd lagu shaacinayay laba musharax oo deegaanka wakiilada usharaxan gobolka maroodi jeex oo lagu qabtay magaalada gabiley, Faahfaahinta warkaasi Oo dhamaystiran Halkan Hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal