“Awliyadu Ma Dhintaane way dhuuntaan, markaa Mujaahid Xasan…” Siyaasi Cali-gurey

Hargeysa (Dhamays)- Alle Ha u NaxariisteeWaxa Magaalada hargeysa aas Qaran loogu Sameeyay Marxuum Mujaahid Xasan Guure Jaamac Oo Ka Mid ahaa Halgamayaashii Ururkii SNM ee Sababta u ahaa In Somaliland xornimadeedii lixdankii luntay dib loosoo Celiyo. Aaska Marxuumkayaa waxa ka soo qaybgalay Halgamayaashii SNM Saraakiil ka socday Xukuumada Somaliland Culima’udiin Siyaasiyiin madaxdhaqmeed Iyo Dadweyne tiro Badan Hadaba Tariikhdii Wanaagsaneyd iyo Doorkii shariifka ahaa ee uu Marxuum Xasan Guure ku lahaa Halgankii Iyo Dib u dhiskii Dalka oo Faah-faahsan halkan hoose Ka Daawo.
Open chat
soo dhawoow walaal