“Anigu Waxan Aminsanahay in Sawirkii Waddani Ee Nairobi photoshop Yahay” Maxamed Cali Bile + Muuqaal

Hargeysa (DMG)- Aqoonahan Maxamed Cali bile Oo ka mid ah Aqoonyahanka Somaliland, Isla markaana ka mid ah dhawaan ku biiray Xisbiga kulmiye ayaa si Cajiib ah uga Hadlay Safarkii dhawaan hogaanka Xisbiga waddani ku Tageen Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya, Faah-faahinta Warkaasi Halkanhoose ka Daawo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: