“Aniga Qabiilku Macno Iiguma Fadhiyo…” IDAAJAA Oo Hargeysa Lagu Casuumay + Daawo VIDEO

Hargeysa (Dhamays) – Waxa Xalay Magaalada Hargeysa Casuumad loogu sameeyay Qoraaga Caanka ah ee Axmed Faarax Cali (Idaajaa), kaasi oo Maalmihii u dambeeyay Safar ku joogay Hargeysa.

Qoraaga ayaa waxa Casuumadda loo sameeyay ka qayb-galay Abwaanno, Qoreyaal iyo Marti-sharaf kale oo ka mid ah Hal-doorka Bulshada Somaliland, kuwaasi oo Xafladda uga qayb-galay inay Maamuusaan Qoraa Idaajaa.

Munaasibadda Casuumadda ahayd, ayaa waxa Abwaannada ka qayb-galay ka jeediyeen hadallo kaftan u badnaa, kuwaasi oo dhammaantood ku aroorayey dhaqankii Soomaalida ee hore, Waayaha Afka iyo Dhaqanka ee Xilligan Casriga ah.

Halkan Hoose ka Daawo Hadallada Idaajaa iyo Abwaannada halkaa ka hadlay


 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

%d bloggers like this: