Amnesty International oo Sheegtay In Ciidanka Eritrea Ay Boqolaal Ruux Ku Xasuuqeen Gudaha Itoobiya

Addis Ababa (Dhamays)- Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty international ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in boqolaal qof oo rayid ah ay ciidamda Eritrea ku xasuusqeen magaallada lagu magagaabo Axum ee dalka Ethiopia.

Wakhtigii uu socday dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada dowladda dhexe ee Ethiopia iyo maamulka gobolka Tigray ayaa laga geystay xasuuqaas sida uu sheegay wakiilka Amnesty International Daniel Bekele.

Open chat
soo dhawoow walaal