About us

Nagu Saabsan

Shabakada Wararka ee Dhamaysnews.com Waa Shabakad Warbaahineed Oo ka mid ah Shabakadaha ku hadla Afka Soomaliga, Waana mid Sii Xoojinaysa Tabinta wararka, dhacdooyinka dhabta ah iyo Aragtiyaha Saxda ah ee ku salaysan dhaqanka wanaagsan ee ay leedahay Ummadda afka soomaliga ku hadasha,

Ujeeddoyinka Ugu Waa weyn ee  loo aas aasay shabakadan warbaahineed waxa ka mid ah Ilaalinta Diinta Islaamka, Danta-guud Iyo Dareenka Bulshada.

.Shabakada Wararka ee dhamaysnews.com Waa Shabakad ay ka haw-lgalaan Dad aqoon durugsan u leh arrimaha warbaahinta Iyo Dhaqanka Soomalidda.