Xukuumadda Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay, Xidhigii Axmed Safiina Oo Ka Tirsan xisbiga Waddani + Muuqaal

Hargeysa (DMG)- Axmed Adam Ismaciil (Axmed-Kayse) Wasiir Ku Xigeenka wasaarada Arrimaha Dibadda somaliland ayaa Faa-faahin Ka Bixiyey ujeedadii Dalka kenya loogu xidhay Amasador Safiina oo ka Mid ah saraakiisha xisbiga waddani, Hoos Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal