Xukuumadda Siilaanyo, Asxaabta Siyaasada Iyo Gudidda Doorashooyinka Somaliland Oo Isla Qaatay Muddo Kordhin + Muuqaal

] ]Hargeysa (DMG)- Axmed Maxamed (Siilaanyo) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Kulan La Yeeshay Komishinka Doorashooyinka Iyo Madaxda Xisbiyada Qaranka Ee Somaliland.

Kulankaasi Sadex Geesoodka ahaa ayaa markii uu dhamaaday Waxa warbaahinta La hadlay, Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaciil Saylici, Madaxweyne Ku Xigeenka somaliland, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal