Xog Culus: Dalka India oo Siweyn looga Dareemay Qadiyada Somaliland

Hargeysa (Dhamays)- Md, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ayaa loogu soo dhaweeyay Madaarka Cigaal Interanational Ariport ee Magaalada Hargeysa ka dib socdaal mudo qaatay oo uu ugu maqnaa dalalka India Iyo Imaaraadka Carabta, Faah-faahinta Warkaasi halkan Hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal