Xog Culus: Baadhitaano lagu Sameynaayo Jaamacadaha Somaliland & Ujeedada ka Dambaysa

Hargeysa (Dhamays)- Gudiga Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa Jaamacadaha Dalka ugu Baaqay inay u diyaar garoobaan Qiimayn Rasmiya oo lagu Samaynaayo Nidaamkooda Waxbarasho, Faah-faahinta Barnaamijkaasi Halkan Hoose ka Daawo.