Xisbiga Waddani Oo Si Ba’an U Dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada Jamhuuriyadda Somaliland+ Video

Hargeysa (Dhamays) –Khadar Xuseen Cabdi, Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa dhaliilo xoogan u soo jeediyay Siyaasada Arimaha dibada ee xukuumada madaxwayne biixi oo ay ku tilmaameen mid fashilantay, bulshadana ku jaho wareerinaysa waxaan sal iyo raadtoona lahayn.

Geesta Kale  Xoghaye Khadar Xuseen, ayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Ku Tilmaamay mid Tanaasulka U Yaqaan Doqoniimo, Faahfaahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal