“Xisbiga Kulmiye wuxuu awoodaa inuu ka soo kabto hantaaqadii ka soo gaadhay doorashooyinkii isku sidkanaa” Aqoonyahan Xuseen-dayr

Hargeysa (Dhamays) – Xuseen aadan Cige (Xuseen-dayr) oo waraysi Dhinacyo badan taabanaaya siiyay Tv-ga Bulsho ka hadlay Arrimo badan oo ay ka midyihiin doorashooyinkii Isku sidkanaa ee 31-2021 ka qabsoomay Somaliland Iyo guuldaradii ka soo gaadhay Xisbulxaakimka kulmiye iyo sida uu uga soo kaban karo, Faahfaahinta barnaamijkaas Halkan Hoose Ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal