Hargeysa (Dhamays)- Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (C/raxmaan-Soltelco), Maayarka Caasimmadda Hargeysa ayaa Beeniyay Eedeymo ay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani u soo Jeediyeen marwadda Madaxweynaha Somaliland marwo Aaamina/Wasir, Faah-faahinta Warkaasi hoos Ka Daawo.