“Waxay ku Badbaadayaan Xisbiyada Mucaaradku, Inay Ogolaadaan Muddo Kordhintii Saleebaan Gaal Iyo Komishinka Riyo Raac” Siyaasi Cali-guray

Hargeysa (Dhamays) – Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), oo u waramaayay Telefishanka horyaal 24 Tv, ayaa si adag ka hadley arimaha Doorashooyinka Somaliland iyo muranka cakiran ee u dhexeeya xisbiyada Kulmiye, Ucid iyo Waddani.

Geesta kale, Siyaasi Cali-gurey ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay Furista ururada siyaasada oo uu khudbad sanadeedkiisii Distuuriga ahayd Masaxweynaha somaliland ku sheegay inuu furaayo Xeerkii ogolaanshaha nidaamka Xisbiyada badan iyo ururada siyaasada.

Waxa kale oo uu ka hadlay siyaasi Cali-guray raali gelintii dhawaan uu sheegay madaxweynaha somaliya Maxamed cabdilaahi Farmaajo inuu ku raali galinaayo bulshada somaliland + wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya Iyo Arimo kale, Faahfaahinta Barnaamijkaasi oo Dhamaystiran Halkan Hoose ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal