“Waxan U Aragnaa Dugsiyadda Gaarka loo leeyahay, Shirkaddo Ganacsi..”Madaxweyne Biixi

Burco(DMG)- Mudane Muuse Biixi, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb galay xafladii Qalin jabenta dufcadii 9aad ee Jaamacadda Burco ayaa sheegay aragtida xukuumdiisu ka qabto Dugsiyada Gaarka loo leeyahay, Faahfaahinta halkan Hoose ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.