“Waxaanu Leenahay Sharka, Balaayada Kulmiye Iyo Aaafadda Allaah Ha Inaga Bad-baadiyo” Siyaasi Ismacil Yare + Video

Hargeysa (Dhamays)- Siyaasi Ismaciil Adam Cismaan (Ismaciil-yare) Oo kamid ah masuuliyiintii dhawaan ku soo biriiray Xisbiga Waddani ayaa Fariin dheer u diray shacabka Somaliland waxana Hadaladiisii ka mid ah sidatan “Inta Reer Waddani ah Waxan leeyahay Guryaha Dadka Ku Garaaca, Inta aan Waddani ahayna Waxan leeyahay Nuurka waddani soo Raaca” Siyaasi Ismaciil Yare, Faah-faahinta Waraasi halkan Hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal