Hargeysa (Dhamays)- Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, oo in Muddo ah Dalka dibadiisa Ku Maqnaa, isla markaana Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Hargeysa ayaa Asxaabta siyaasada Iyo Shacabka somaliland Siweyn ula Dardaarmay, Faah-faahinta warkaasi Hoos ka Daawo.