Wasiirka WW&S oo Furay shir dib loogu eegayo waxbarashada bulshada reer guuraaga ah

                                          

Md.Cismaan Jaamac Image may contain: 1 person, hatAadan Wasiirka Wasaaraadda Waxbarashada iyo sayniska oo uu wehelinayey Agaasimaha guud ee WW&S Md.Axmed Abokor Maxamed ayaa maanta furay kulan hawleed socon doona muddo laba maalmood ah, kaas oo lagu korfaynayo qaabka la iskaga kaashan karo awooda akhriska iyo qoraalka ee bulshada reer-guuraaga ah iyo dhalinta ku dhaqan deegaanada miyiga ah.

kulankan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa la iskula eegi doonaa bal sida hay’adaha dawliga ah, kuwa maxaliga ah iyo hay’adaha caalamiga ahi iskaga kaashan karaan hirgelinta arrintan.

waxa shirkan maalgelisey hay’ada caalamiga ah ee AET, waxaanu madaxa hay’adaas Md.Axmed C/laahi Maxamed ku dheeraaday marxaladihii uu soo maray mashruucani, iyo sida loogu baahan yahay in si wada jir ah la iskaga kaashado.

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, suit

Image may contain: 1 person, indoor

Image may contain: 4 people, people standing and beard

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal