Wasiirka Warfaafinta JSL Oo ka Jawaabay hadalkii Madaxweynaha Puntiland, Digniin Culusna U Diray Warbaahinta ka hawlgasha Somaliland

Wasiirka Warfaafinta JSL Oo ka Jawaabay hadalkii Madaxweynaha Puntiland, Digniin Culusna U Diray Warbaahinta ka hawlgasha Somaliland

Hargeysa (Dhamays)- Mudane, Maxamed Muuse Diiriye, Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka Iyo wacyigalinta Somaliland oo 19-08-2019 kulan warbaahineed Xafiiskiisa ku qabtay ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntiland.

Geesta Kale Waxa waxa uu wasiirka warfaafintu Taageeray Mooshinkii ay laaleen Golaha wakiiladu kaas oo ay xisbiyada macaaradku ku eedeeyeen in xukuumadu ka dambaysay laalitaanka mooshinkaasi ku saabsanaa wax ka badalka arrimaha Doorashooyinka.

waxa kale oo uu wasiirku Digniin Culus U diray Warbaahinta ka hawl gasha Gudaha Somaliland, Faahfaahinta warkaasi Halkan hoose ka Daawo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*