Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Xilka La Wareegay + Daawo MUUQAAL

Hargeysa (Dhamays) – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf (CiiseXawar) oo ka mid ah Wasiirrada uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Wasiirka cusub ayaa Xilka wasaaraddaa kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Axmed Xaaji Cali Cadami, waxaana kala qayb-galay Xafladdaasi Saraakiil ciidan oo uu ka mid yahay Taliyaha guud ee Ciidamada Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani

 

Dhamaysnews.com/Hargeisa Office

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal