Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegay Inay Gacan Bir ah ku Qabanayaan Nabad-galyada Waddanka + Muuqaal

Laascaanood (Dhamays)- Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland ayaa Sheegay In Xukuumadu Gacan Bir ah Ku Qaban doonto Nabad-galyada Dalka, Wasiirka ayaa hadalkan ku dhawaaqey mar uu Ka Hadlaayay Xaflad Lagu Daah-furayay Qaadashada Kaadhka Codbixinta Oo Lagu Qabtay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, Faah-faahinta warkaasi halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal