Wasiir Saleban Cali-koore oo halkii uu Waardiyaha ka ahaa ka Noqday Wasiir.

Hargeysa (Dhamays)- Saleebaan Yuusuf Cali-koore Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland oo ka Qayb galay Xaflad Qalin-jabineed ayaa sheegay in halkii uu waardiyaha ka ahaan jiray uu hada Wasiir ka yahay, Faahfaahinta warkaasi halkan Hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal